Xarun loogu talagalay in lagu daryeelo hooyada iyo dhalaanka oo laga hirgeliyay Baladweyne

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr . Deeqow Heefoow Ibraahim iyo Dr. Bishaar Cabdi Aadan waa labo dhallinyaro ah oo baratay Culuumta Caafimaadka ayaa xaafada Howl wadaag laanta Heegan ka hirgeliyay xarunta Al-Aamin oo loogu talagalay in lagu daryeelo islamarkaana lagu wacyigelinayo Hooyada iyo Dhallaanka.

Xaruntaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulshada ku nool xaafada maadamaa markii aysan lahayn xaruun caafimaad oo laga helo gargaarka dag daga ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here