MCH loogu talagalay hooyada iyo dhalaanka oo laga furay degmada Dhuxun

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad deeganka Soomaalid itoobiyo DR Muuse Axmed Ibraahim ayaa xarig ka jaray xaruunta MCH Hooyada iyo dhalaanka degmada Dhuxun ee gobolka Nogob.

munaasabada xariga jarka waxaa ka qayb galay maamulka degmada dhaqaatiir Haween bahad caafimaadka iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here