Dhismaha Wadada isgooyska Cunaaye Ee magaalada Baydhabo oo meel Wanaagsan Maraysa.

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa heer gabagabo ah maraya Dhismaha Wadada isgooyska Cunaaye Ee magaalada Baydhabo .

wadadan  oo si casri loo dhisaayo  ayaa waxaa dhisaya  maamulka Koofurgaleed oo kaashanaya ganactsada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here