Tababar wariyaal loogu soo gaba-gabeeyay magaalada Guriceel.

0
155

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Inkabadan 25 Wariyaal ayaa Magaalada Guriceel ee gobalka Mudug loogu soo gabagabeeyay Tababar ku Saabsan Xuquuqda Aadanaha iyo dhismaha Nabadda.

Tababarkaan oo socday Mudo labo maalmood ayaa waxaa xiritaankiisa kasoo qeybgalay Xubno ka socday Wasaaradda Warfaafinta Galmudug, madax ka socotay Warbaahinta ,Wariyaal iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here