kulan ku saabsan ilaalinta dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo lagu qabtay deegaanka Arabsiyo

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada maamulka Somaliland ayaa kulan wacyigalin ah oo ku saabsan ilaalinta dadka baahiyaha gaarka ah qaba u qabatay dadka deegaanka Arabsiyo.

kulanka ayaa waxa goobjoog ahaa mas’uuliyiin kasocotay wasaarada Waxbarashada Somaliland maamulka deegaanka arabsiyo iyo Bulshada qeeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here