Baladweyne ( Radio Beerlula )-Musharrax Madaxweynaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa deeq lacageed oo dhan 25kun ku wareejiyay maamulka isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo si loogu dhameys tiro adeegyada caafimaad Isbitaalka.
Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka jiray baahiyo loo qabay dhameystirka adeegyada cafimaad sida raajada iyo qeybta hooyada iyo dhalka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


