Doorashada guddoonka ardeyda jaamacadda Gedo oo lagu qabtay magaalada Baladxaawo.

0
165

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtay munaasabad aay kudooranayeen Ardayda Jaamacadda Gedo University Guddoomiyaha Midowga Ardayda iyo kuxigeenkiisa

munaasabada ayaa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin sare oo katirsan jaamacada, ardayda jaamacada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here