Hordhaca: Kulanka Universal School VS Safa School

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kooxaha kala matalaya iskuulada Universal School VS Safa School ayaa galabta fooda isku dari doono garoonka Buula-Xaableey ee tartanka Macalimmiinta Dugsiyada ku yaalo Baladweyne.

Kullankan ayaa waxaa usoo daawasho tagi doono Gudoomiyaha Kubadda cagta Degmada Baladweyne , Xogyaha kubadda cagta Gobalka Hiiraan, Macallimiinta iyo Mucaashiqiinta kubadda cagta.

Labadaan iskuul midkii adkaada waxa uu si toos ah ugu gudbi doonaa wareega xiga ee tartanka maadaamaa tartanka uu yahay mid Neck Out ah.

Xogta kullanka

Macallimiinta :- Universal School VS Safa School

Goobta: Buulaxaabley.

Waqtiga: 4:30 PM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here