Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Gaar ah oo kusaabsan Maalinta Caalamiga ee Ka hortaga Tubaakada oo Sanad walba 31 may caalamka laga xuso iyadoo looga hadlo Ka ilaalinta dhalinyarada khalkhalgelinta waxsoosaarka iyo kahortagga tobaakada waxaa barnaamij gaar ah ka diyaariyay Bilaal Daahir Waaneey


