Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Isbitaalka Deegaanka Bitaale oo codsaday in laga qayb qaato dhismhiisa.

0
245

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Isbitaalka guud ee deegaanka Bitaale oo hoosyimada Magaalaa Gaalkacyo ayaa maamulka Galmudug iyo Hey’addaha Caafimaadka ka codsaday in laga qayb qaato dhismihiisa.

Isbitaalkaa oo dhismihiisa maraya heer gabo gabo ah ayaa waxaa bilaabay bulshada deegaanka kaasi oo ay baahi badan u qabaan bulshada deegaanka.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here