kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo aay sooqaban qaabisay Hay’adda AIDA foundation.

kulanka ayaa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Hay’adda AIDA foundation bahda caafimaadka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here