Kooxda iskuulka Safa oo rigorayaal uga badisay kooxda Universal

0
220

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kooxda kubadda cagta ee macalimiinta iskuulka 𝐒𝐚𝐟𝐚 ayaa rigorayaal 2-1 uga badisay kooxda macalimiinta iskuulka 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐚𝐥 kadib markii barbaro 3-3 ah ay isla dhaafi waayeen.

Kooxda macalimiinta iskuulka Universal ayaa gabi ahaanba ka hartay tartanka halka kooxda Safa ay u gudubtay wareega xiga ee tartanka.

kooxda Safa ayaa sii sameyn doonto dadaal dheeraad ah si aay u gaaraan Finalka oo ay adagtahay in si sahlan lagu gaaro.

Kooxaha kale ee ka qeybgalaya tartanka ayaa wali haminaya ineey gaaraan meel wanaagsan isla markaana helaan guulo muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here