Kooxda Fiiltare oo ku guuleystay tartanka heerka labaad ee Baladweyne

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta Fiiltare ayaa rigoorayaal 5-4 ah uga badisay dhigeedka kooxda kubadda cagta Aflax kadib markii ay iskugu soo hareen finalka tartanka.

Tartankan oo ahaa mid heerka labaad ayaa in muddo ah ka socday garoonka kubadda cagta Cajiin ee magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here