Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Mudane, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa dagmada xamar jajab ka dhagax dhigay dugsi loogu talagalay in aay wax kubartaan gabdhaha
munaasabada dhagax dhiga waxaa goob joog ahaa gudoomiyaha degmada xamar jajab maamulka gobolka banaadir iyo bulshada degmada xamar jajab.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


