Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Bashiir Qaasim ayaa maamulka magaalada xawaadley ku wareejiyay 500k jawaab kuwaasi oo loogu talagalay in looga hortago fatahaadda wabiga shabelle.
jawaanadan ayaa lagu xeridoona meelaha biyuhu aay kasoo baxaan si aanay u saameynin bulshada .
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.


