Kulan looga hadlayay nadaafadda oo lagu qabtay Baydhabo.

0
167

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka DKGS ayaa magaalada Baydhabo ka Daahfurtay Todobaadka wacyigelinta Ololaha Nadaafadda Deegaanka.

 

Waxaa ka qeybgalay wasiiro,xildhiaano,hay,adaha ka shaqeeya naadafadda iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here