Laamaha amniga magaalada Burco oo soo bandhiggay khamri ay soo qabteen.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer ayaa magaalada Burco ku soo bandhiggay Khamri ay soo qabteen.

Qamrigan oo kabadan 400 oo dhalo ayaa laga soo qabtay mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here