Ololaha Diwaangelinta Doorashada qof iyo cod oo laga daah furay Dhuusamareeb

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxwaynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay ololaha diiwaan-gelinta codbixiyaasha doorashooyinka qof iyo codka ah ee dowlad goboleedka Galmudug.

Munaasabada waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose Dhuusa-Mareeb iyo gudiga dooroshooyiinka Qaranka.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here