Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlaya sidii looga faa-ideysa lahaa mashruuca FSRP oo logu tala galay iney ka faa-ideeystaan beeraleeyda iyo xoola dhaqatada Jubbalanad .
Waxaa ka qeybgalay shirkaan wasiirada wasaaradaha Xoolaha,Beeraha ,Qorsheeynta ,deegaanka iyo masuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


