Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray siminaar ku saabsan wada shaqeeynta Booliska iyo shacabka.
Siminaarkan ayaa waxaa ka qeeybgalaya saraakiil boolis ah iyo qaar kamid ah ururada bulshada rayidka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


