Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuqyada dharka ee Magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa, diyaar garoow ku aadan Munaasabadda Ciidul Adxaa oo ay maalin kaliya naga xigto.
bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa u soo baxay suuqyada dharka lagu iibiyo iyo goobaha macmacaanka ee magalada kismaayo si ay uga iibsadaan dharkii ay ku ciidi lahaayeen.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed


