Kooxda kubadda cagta ee macalimiinta iskuulka Somali Central oo rigoorayaal 1-0 uga badisay kooxda macalimiinta iskuulka Iley

0
97

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Kooxda kubadda cagta ee macalimiinta iskuulka Somali Central ayaa rigoorayaal 1-0 uga badisay kooxda macalimiinta iskuulka Ileys kadib markii barbaro 5-5 ah ay isla dhaafi waayeen.

Ciyaarta ayaa waxaa soo xaadiray boqolaal qof oo kala taagerayay labada iskuul

 

Tartanka macalimiinta iskuulada ayaa maraya meel gabagabo ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here