Ololaha Talaalada Oofwareenka , Jadeecada iyo Dabaysha oo lagu soo gaba gabeeyay Hargeysa.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka maamulka Soomaaliland ayaan magaalada Hargaysa kusoo gabagabeeyay Ololaha Talaalada Oofwareenka , Jadeecada iyo Dabaysha.

Ololahan talalka ayaa so socday mudo shan maalmood ah iyada oo door muhiim ah ka qaadanaya ka hortaga cudurada Faafa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here