Olole nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Bardaalle

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Bardaale ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyay Xaafadaha iyo magaaladaasi.

Ololahaan ayaa waxaa ka qeybgalay Xoghayaha Degamada Bardaale , Haween iyo waliba waaxda Fayadhoowrka Magaaladaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here