Cayaaraha Iskuaadka wareega 2 aad Tartanka macallimiinta iskuulada Baladweyne By Radio Beerlula - June 5, 2025 0 118 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa la sameeyay Iskuaadka wareega 2 aad Tartanka macallimiinta iskuulada Baladweyne. Tartankan ayaa waxaa isaga haray qaar kamid ah kooxihii lagu bilaabay waxaana isku adkan kasoo baxay kulamo xiisa leh. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X