Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnamijka Dood todobaadka ee Radio Beerlula todobaadkaan waxaa diirada ku saareeyna Xulkeebaa u gudbi doono Wareega Final Koobka UEFA Nations league ee xulalka Faransiiska iyo Isbaanishka 5-6-2025 ka. Bilaal Daahir Waaneey.


