Deeq dhar ah oo loo qeybiyay caruur baahiyaha gaarka ah qaba oo ku nool Baydhabo

0
191

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyaraada degmada Baydhabo ayaa deeq dhar ciid ah u qeybiyay Caruurta baahiyaha gaarka ah qaba iyo caruurta agoonta ah ee ku nol xirooyinka Barakaacyasha Magaalada Baydhabo .

waxa ka qeyb galay munaasabada lagu qeybinayey deeqda dharka mas’uuliyin katirsan ururka dhalinyarada degmada Baydhabo iyo madaxka tirsan maamulka KGS.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here