Xarun caafimaad oo laga daah furay magaalada Muqdisho

0
199

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka gaar ahaan isgooyska barnadir ayaa laga Daah-furay Kaalmo Health Clinic oo ah xarun caafimaad oo kamid noqon doonta xarumaha caafimaad ee ka howl gala magalada muqdisho.

Munaasabada daahfurka xarunta Kaalmo Health Clinic ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka socday bahda caafimaadka gobolka banaadir maamulka xarunta iyo marti sharaf kale ee lagu casuumay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here