Madaxweynaha JFS oo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeey munaasabadda ciidul Adxaa.

0
137

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeey munaasabadda ciidul Adxaa.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa sidoo kale alle uga baryay dad soomaaliyeed ee gudanaya waajibaadka xajka inu allaah ka aqbalo Acmaashooda isla markaana nabad kusoo celiyo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here