Xoolo loogu talagalay bukaanada dhimirka la,a oo lagu wareejiyay maamulka isbitaalka Ceerigaabo

0
147

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda da khayriga ah ee Ewada Qurbani ayaa deeq xoolo oo loogu talagalay dadka ka xanuunsan dhimirka ku wareejisay maamulka Cusbitaalka guud ee Degamada Ceerigaabo.

Cusbitaalka Guud ee Degamada Ceerigaabo waxaa ka jira bukaano badan oo qaba cudurada ku dhaca Dhimirka iyo Feeraha iyagoo u baahan in lasoo caawiyo.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here