Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa maanta maalintii koowaad ee ciidul Adaha si weeyn looga dabaaldagay magaalada Baladweyne
Bulshada ayaa labada ragco ee salaada Ciida ku kala oogay masaajida iyo barxada kale ee loo asteeyay salaada.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


