Deeq Xoolo ah oo dad danyar ah loogu qeybiyay magaalada Baydhabo

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo inkabadan 3,000 oo qoys oo danyar ah ugu qaybisay Hilibka Udxiyada ee maalinta koowaad ee Ciida Carafo Islmarkaana ka timid Hey’adda Boqor Salmaan.

Madasha lagu qaybinayay Deeqdaan Hilibka ah ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro , Culimo udiin, Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee Baydhabo iyo danyarta Magaalada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here