Bandhiga Carwada ganacsiga oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Qardho

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Bari ayaa lagu soo xiray Bandhig carwo ganacsiyeedka Qardho.

Carwada ayaa intii ay socotay lagu soo bandhigay ganacsiyada kala duwan ee Gobolka Karkaar.

Warbixintaan waxaa Soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here