Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’ada EWADA ayaa magaalada burco dad barakacayaal ah ugu qeybisay deeq xoolo nool ah oo loogu talagalay ineey isticmaalaan inta lagu jiro maalmaha ciidda
Madasha lagu qeybinaayey xoolaha udxiyada waxa goobjoog ahaa mas’uuliyiinta hay’ada EWADA maamulka magaalada burco iyo qeybaha kala duwan bulshada
Warkan waxa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


