Daruufo nololeed oo soo wajahday dadka ku nool deegaanka Xin-barwaaqo oo hoostaga Hobyo

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dadka ku nool deegaanka Xin-barwaaqo oo hoostaga magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa wajahaya caqabado dhanka nolosha ah oo aay kamid yihiin biyo yari,isgaarsiin la-aan ,Bacaad saameeyay deegaanka kaasi oo xeray wadooyinki ay isticmaali lahaayeen gaadiidka isla markaasina ku rogmaday qaar kamid ah guryaha iyo goobahii ganacsiga,

Bukaanada deegaankan ayaa loo qaado magaalooyinka u dhaw halka bulshada ay biyaha u doontaan Ceelka Qoryaalle oo 12 KM u jira deegaanka Xin-barwaaqo.

Warkan waxa inoo haya Cbadiqaadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here