Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kooxda kubadda cagta ee macalimiinta iskuulka Buundoweyn ayaa rigoorayaal 1-0 uga badisay kooxda macalimiinta iskuulka Somali Central kadib markii barbaro 5-5 ah ay isla dhaafi waayeen.
Kooxda kubadda cagta Buundoweyn ayaa u gudubtay sami finalka tartanka halka kooxda Somali Central ay gabi ahaanba ka hartay tartanka.
si kastaba Tartanka ayaa maraya heerkii ugu xamaasada Badnaa


