Arday baratay Caafimaadka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay degmada Maxaas.

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadaan oo lagu qabtay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku qalinjibinayay arday baratay cilmiga caafimaadka kuwaasi oo ka baxay iskuulka Himilo oo ah mid aay ardaydan wax uga baranayeen si bilaash ah.

Waxaa ka qeybgalay munaasabaddan maamulka iskuulka,macalimiin Gudoomiyaha degmada Maxaas,maamulka isbitaalka magaaladaasi,waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Caduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here