Barakacayaal ku nool degmada Deyniile oo codsday in la caawiyo .

0
180

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barakacyaashaan oo ku nool Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho ayaa Xilligaan waxaa soo food saartay duruufo dhanka nolosha sida Biyo la’aan Hoy la’aan iyo Raashiin la’aan.

Qoysaskaan oo u badan Haween , Caruur iyo Odayaal waxaa ay kasoo barakaceen Sabiib iyo Caanoole maadaamaa ay saameeyn ku yeelatay abaaraha ka jira dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here