Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa lagusoo xiray Koob loo qabtay Lix kooxood oo ka dhisan degmada.
Munaasabada Xiritaanka waxaa goobjoog ahaa wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabeele Cabdi Daahir Guure Karoore Gudoomiyaha Degmada Jajalaqsi Nuur Maxamed Absuge iyo bahda sporstka degmada.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Cabdulaahi


