Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya dhaqida gaadiidka.

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dhallinyaadan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa nadiifiya gaadiidka nuucyadiisa kala duwan iyagoo isticmaalaya qalabka labaajooyinka sida matooro,tubooyin ,Biyo iyo waxyaaba kale.

 

Shaqadan ayaa dhallinyaradan ka helaan nolol maalmeed ku filan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here