Kulan ku saabsan doorka haweenka ee golaha deegaanka oo lagu qabtay degmada Buula burde.

0
158

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Buula burde ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo muujin lahaa doorka haweenka ee ka qeyb galka siyaasadda ee golaha deegaanka islamarkana loo xaqiijin lahaa qoondada Haweenka 30% .

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowlaha hoose ee Hirshabelle Mudane Cabdi Daahir Guure ( Karoore), xubno ka socda maamulka degmada Buula burde, haween iyo odayaal dhaqameed ayaa goob joog ka ahaa kulankan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here