Baladweyne (Radio Beerlula)- Dab khasaaro kala duwan geeystay ayaa ka kacay goobo gancsi iyo guryo kuwaasi oo ku yaallo degmada Wadajir ee gobalka Banaadir.
Dabka ayaa waxaa uu ka dhashay koranto waxaana ku baaba,ay qaar kamid ah ganacsiyadii iyo guriyahii ku yaalay goobta uu dabka ka kacay.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey


