Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Maxamad Cabdisalaan Cabdullaahi oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoolgala magaalada Baladweyne isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadan cudurka Oofwareenka .
Xanuunkan ayaa sababa infakshan ku dhaca neef mareenka ama feeraha kaasi oo sababa naqas ku dhaga bukaanka waxaana inta badan lagu qaldaa cudurka burukeetada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.


