Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna dhallinyarada kushaqeysata sameynta Jiifafka noocyadiisa kala duwan ee kunool magalaada Baladweyne waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


