Baledweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka daarusalaam ee duleedka Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa laga dhagax dhigay college Uu Yeelanayo Deegaanka kaasi oo aay iska kaashanayaan bulshada.
Koleeyjkaan ayaa caruurta lagu bari doonaa Qur,aanka kariimka iyo kitaabada cilmiga ah.
Warkan waxaa inoo haaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


