Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 32 arday oo iskugu jira agoon iyo danyar ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay iskuulka Al-khdaab ee Baladweyne.
Ardeydan ayaa dhigta fsalada hoose dhaxe iyo sare iyadoo si lasiman kuwa lacagta bixiya wax loo baro.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


