Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaaladda Godeey ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 834 oo bartay Xirafadaha Farsamada gacanta sida Dawaarka , Cunno karinta Tababarada iyo Cilaan saarka Islamarkaana ka baxay Kulliyadaha Suldaan Cabdullahi Suldaan Bade.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Kulliyada, Bahda Waxbarashada, Macallimiin , Haween , Odayaal iyo ardayda loo qabtay munaasabada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.


