Masjidka loogu magac daray Abiibakar Al-Sadiiq oo laga furay Kismaayo

0
225

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Jubbaland ayaa xaafada Farjano gaar ahaan Waaxda Dalxiiska ee degmada kismaayo ka daahfuray masjidka loogu magac daray Abiibakar Al-Sadiiq.

Munaasabada lagu daahfurayey Masjidkaan cusub ayaa waxaa ka qeybgalay Culimada Degamada Kismaayo, Gudiga gacanta ku haayay dhismaha masjidka,Dhallinyaro iyo Odayaal.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here