Wajiga koowaad ee wadada isku xirta degmada Mubaarag iyo Tuulada Galgalu oo la soo gabagabeeyay

0
232

Baladweyne (Radio Beerlula)- Waxaa lasoo gabagabeeyay wajiga Koowaad ee dhismaha wadada iksu xirta degmada Mubaarak iyo Tuulada Galgalu ee dowladdeeganka Soomalida.

Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashanayo maamulka degmada Mubaarag iyo shacabka dagmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here