Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ayaa loogu qabtay Tababar qaar ka mid ah Wariyaasha Ka Howl gala magaalada tabarkaasi oo ku saabsanaa Anshaxa Saxaafadda
Waxaa ka qeybgalay tababarka wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta KGS Dr Maxamed Ibrahim Bilaal iyo wariyaasha looqabtay tababarka
waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


